DEG DEG: Qarax goor dhow bartamaha Magaalada Hargeysa (Faahfaahin hordhac ah)

Qarax ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow oo caawa ah ka dhacay magaalada Hargeysa ee xarunta mamaulka Somaaliland. Sida wararku nagu soo gaarayaan Qaraxa ayaa ka dhacay agagaarka xarunta shirkadda Dahabshiil ee u dhaw dugsiga Sheekh Bashiir. Goob joogayaal ku sugan Magaalada ayaa sheegaya in qaraxa jugtiisa laga maqlay meelo badan, ayna dadku isweydinayaan … Continue reading DEG DEG: Qarax goor dhow bartamaha Magaalada Hargeysa (Faahfaahin hordhac ah)